Bushaaro Bushaaro Bushaaro
The new students 2 days free trial for
their satisfaction
Walaalaha Muslimka ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.
--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1) qur'aaka kariimka kariimka ah
2) hingaada iyo tajwiidka
3) ducooyinka
4) tarbiyada islaamka sida
A) towxiidka iyo fiqiga
B) xadiisyada iyo siirada nabiga (NK)
waxaa intaa dheer
1) khad
2) yeedhis
3)naxwe
luqadaha
A) carabiga
B) somaliga
Nagala soo xiriir
CALL US FREE: 0013207465125
CALL US ON : +252-24260050
EMAIL: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
SKYPE: DAARULXIFDI
Machadka
Online home teaching

Waa machad online ah oo aad
Kubaranto diinta islaamka adoojooga gurigaaga waa qaab casri ah oo aad ku baran karto diinta waxaa wax ka barankara adiga iyo ubadkaaga
Waxaa la adeegsanayaa skypka machadka xaruntiisu waa hargeysa waxaa wax ka barta arday soomaaliyeed oo ku kala nool dunida daafeheeda sida Sweden iyo uk iyo mareykanka wixii faahfaahin ah call free:
Maadooyinka lagu baranayo waa:
1:quraanka kariimka.
2:higaada carabiga.
3:fiqhiga.
4:axaadiista.
5:luqada carabiga.
6:siirada rasuulka.
7:taariikhda islaamka.
8:caqiidada aasaaska.
9:tafsiirka quraanka.
10:tajwiidka quraanka.
FADLIGA CILMIGA
Fadliga Cilmiga
فضل العلم ( 1)
قال الله سبحانه وتعالى :-
وقل رب زدني علماً waxaad tidhaahdaa rabbaw ii siyaadi cilmiga
قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون waxaad tidhaa miyey siman yihiin kuwa cilmiga leh iyo kuwa aan cilmiga lahayn
إنّما يخشى الله من عباده العلماء
Allah waxaa si dhab ah uga cabsada adoomihiisa kuwa cilmiga leh
يرفع الله الذين آمنوا منكم والذين أوتوا العلم درجات
Allah waxa uu kor u qaadaa kuwa iimaanka leh ee idinka idinka midka ah kuwa cilmiga lehna darajooyin buu kor u qaadaa
وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم : -
وعن عبد الله بن عمرو بن عاص ، أن النبي صلى الله عليه وسلم قال (( يلّغوا عني ولو آية )) رواه البخاري
Saxaabigani waxa uu rasuulka ka wariyeen anuu yidhi iga gaadhsiiya aayadna ha ahaatee
وعن سهل بن سعد أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (( فوالله لأن يهدي الله بك رجلا واحداً خيرٌ لك من حمر النعمِ )) متفق عليه .
Nabigu waxa uu ugu dhaartay Cali in uu ilaahay sababtaada ku soo hanuuniyo nin kaliya ayaa kaaga khayr badan geela kiisa cas cas
إذا مات إبن آدم انقطع عمله إلا من ثلاث صدقة جارية أو علم ينتفع به أو ولد صالح يدعوا له (( رواه مسلم ))
Marka uu dhinto ina aadan camalkiisu wuu go’ayaa sadex mooyaane , sadaqo socota , cilmi lagu anfaco iyo walad fiican oo u soo duceeya .
عن أبي هريرة رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (( الدّنيا ملعونة ملعون ما فيها إلا ذكر الله عزّ وجلّ وما والاه أو عالماً ومتعلماً . )) رواه الترميدي .
Aduunyadu way lacnadan tahay Inta Allaah xusaysa mooyaane iyo wixii soo raaca iyo caalim iyo arday mooyaane .
وعن معاوية رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم (( من يرد الله به خيراً يفقه في الدين )) متفق عليه .
Rasuulku wuxuu yidhi qofka Alle la doono khayr wuxuu fahamsiiyaa diinta
وعن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال (( من سلك طريقاً يلتمس فيه علماً سهل الله له طريقاً إلى الجنة )) رواه مسلم .
Qofka wado mara isagoo raadinay
FEE

|
Number |
Maalmaha (Days a Week) |
Lacagta / Fee |
|
1 Arday |
2 Maalmood asbuucii (2 days a week) |
$20 Bishii |
|
1 Arday |
3 Maalmood asbuucii (3 days a week) |
$25 Bishii |
|
1 Arday |
4 Maalmood asbuucii (4 days a week) |
$30 Bishii |






